Cumar Filish oo kormeer kedis ah ku tagay xarumo & Jidad ku yaalla Muqdisho (Sawirro)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa kormeer shaqo oo kadis ah ku tagay Xarumaha degmooyinka Xamar Weyne, Yaaqshid, Heliwaa, Warta Nabadda, Xarunta Gaadiidka iyo Dhul bixinta iyo qeybo ka mida Wadoyinka Magaalada muqdisho. Waxay halkaas warbixin kaga dhegeysteen Gudoomiyaasha Degmooyinka. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed ayaa bogaadiyey howlaha … Continue reading Cumar Filish oo kormeer kedis ah ku tagay xarumo & Jidad ku yaalla Muqdisho (Sawirro)